
-
Xaflad Looga Gol Lahaa Abaalmarinta Garsoorayaasha DDS ee Shaqo Wanaaga Muujiyay Sanadkii Tegay Ayaa lagu qabtay Hoolka shirarka ee sayid maxamed
Dibucurashada ka taabo gashay guud ahaan DDSI ayaa ah mid saamaysay dhamaanba qaab-dhismeedyada kala duduwan ee dawlada ddsi,sector kasta oo ka mida qaabdhismeedka dawlada ayaa dhankiisa ku hawlan sidii uu ula jaanqaadi lahaa isbadalada horumarineed,maamul suuban iyo hirgalinta qorshayaasha iyo…
-
TABABARKA KU SAABSAN NIDAAMKA MAAREYNTA XOGTA DECWADAHA ,COURT CASE MANAGEMNT SYSTEM(CCMS) OO KA DHACAY HOOLKA TABABARDA ee MAXAKAMADA GUUD
Tababarkan oo uu furitaankiisii ka hadalay Gudoomiayaha maxakmada guud mudane Ismaaciil sh.maxamed (Jabarti)isagoo si balaadhan uga hadlay qorshayaasha horumarinta iyo tayaynta maxkamadaha dalka ayaa sheegay in nidaamkan Maareynat xogta decwadaha maxkamadaha yahay mid kamid ah qorshaheeda balaadhinata Geedi socodkaTaageerad Isgaadhsiinta…
-
SHIR LAGU YAGLEELAYO QAAB-DHISMEEDKA ISKAASHATADA GURIYEYNTA GARSOORKA OO KA DHADAY MAXKAMADA GUUD EE DDS
Shirkan oo ka furmay hoolka shirarka ee maxkamada Guud ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Maxkamadda Guud Mud. Ismaaciil Sh.Maxammed ( Jabarti), Dhamaan Garsoorayaasha maxkamada Guud , Maxakamada sare ee Gobolka jigjiga, maxkammad Degmada jigjiga iyo waliba Khabiiro kasocday xafiiska…
-
Welcome to the Somali Regional State Supreme Court Website!!!
KU SOO DHAWAADA SHABAKADDA (WEBSITE) CUSUB ee HAY'ADDA GARSOORKA DAWLADDA DEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) Fariinta Gudoomiyaha Maxkamadda Guud ee DDS Ugu horeyn waxaa mahad leh ALLAHA noo awood siiyay suura galinta shabakadan (Website). Marka xigana, waxaan mahad balaadhan u…
SRS SUPREME COURT
Welcome to the Somali Regional State Supreme Court Website!!!
KU SOO DHAWAADA SHABAKADDA (WEBSITE) CUSUB ee
Last Updated (Tuesday, 10 May 2011 23:24)








